Koorsada tafatirka maqalka
Gold Wave Editor Pro
SR30.00
Ablikeeshinka Gold wave waxa weeyyi ablikeeshinada ugu fiican ee codka lagu habayn karo oo loogu talogalay dadka barbaradka ah si ay si fudud u siticmaalaan qalabyada fudfudud ee kala duwan, waxa sidoo kale uu leeyahay habka tijaabada inta aanan lagu dhaqan galin, sidoo kale ablikeeshinku wuxuu wajahadiisu u egtahay ablikeeshinada Microsoft Office
